Booliiska Somaliland oo xiray 9 nin oo u dhalatay Imaaraatka iyo Sababta keenay (Sawirro)

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa waxa ay ku xireen 9-nin oo dhalatay dalka Imaaraatka Carabta, kuwaa oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa deegaano katirsan Somaliland. Ragan lagu xiray magaalada Hargeysa ee u dhashay dalka Imaaraatka ayaa lagu eedeeyay in ay ahaayeen ugaarsato si sharci daro ah uga ugaarsaneysay deegaano katirsan maamulka … Continue reading Booliiska Somaliland oo xiray 9 nin oo u dhalatay Imaaraatka iyo Sababta keenay (Sawirro)